shirkada waxay kuu haysaa dhir aad u qurxoon iyo ndalagyo kala duwan taas oo ku raali gelin doona
waxaana ka mida dalagyada liin,canbe laf,afakaadho,muus,saytuun,iwm
xaga ubaxyadana ,huruud,flower-green,flower-muus,iyo ubaxyo quruxdoodu ku soo jiidan doonto.
waxayna kasoo shaqaysay meelo badan oo ay ka mid yihiin beerta ina waran cade,madax-tooyada,geuga madax waynihii hore ee maxamuud axmed siilaanyo,cigaal international airport,iyo meelo badan oo kale.